Ururka SBIN Nijmegen ayaa Munaasabada ciidu Fidriga 2016 uqabtey barnamij aad u qiimo badan Bulshada soomaaliyed ee ku dhaqan Nijmegen iyo Nawaaxigeeda(Video/Sawirro)

SAMSUNG CAMERA PICTURES 08:42 pm | Bulshada Soomaaliyeed ee Nijmegen iyo nawaaxigeeda ayaa munaasabadda ciidu fidriga  2016  kula qaatay caruurtooda xarunta soo jiidashada leh ee caruurta loogu talagalay ee Wunderland Kalkar  wadanka Jarmalka. Subaxdii sabtida 9kii luulyo  ayay waalidiinta iyo caruurtoodu waxay bas…

Jul 17 2016 / Read More »