Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland, gaar ahaan magaalada Nijmegen iyo nawaaxigeeda, in ay ka soo qayb galaan kulan muhiim ah oo looga arrinsanayo danaha iyo horumarka bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Holland gaar ahaan…