CIIDA CARAFO TOVERLAND 20-07-2021
Wacyi Galin ku saabsan cudurka Coronavirus

Ururka sbin oo si iskiis ah isu xilqaamay ayaa waxaa uu usameeyey bulshada ku dhaqan Nijmegen iyo nawaaxigeeda wacyi galin ku saabsan cudurka faafaha daran ee coronavirus , ururka sbib run ahaantii waxaa uu utaagan yahay sidii bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada nijmegen iyo nawaaxigeeda ay ugarab istaagi lahaa.

Kulan ay iska kaashadeen ururka SBIN iyo Ururka FSAN.

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay magaalada nijmegen kulan oo ay ka soo qayb galeen ururo kala duwan sidda GGD, FSAN, Stip, Bindkracht10 iyo soomalidda dagan magaalada nijmegen ayaa waxaa
ABDI NAGEEYE
Afurin loo sameeyey Muslimiinta ku dhaqab Nijmegen iyo nawaxigeeda

Ururka SBIN ayaa waxa uu u sameeyey afurin si heer sare ah loo soo agaasiyo muslimiinta ku dhaqan nijmegen iyo nawaaxigeed isla markaana lagu casuumay ururo kala duwan,  gemeente-ga nijmegen iyo culimaa u diin.  

Talloyinka gudaha iyo banaanka
Waa inaad mar walba ka fogaataa 1,5 mitir dadka kale. Ilmaha ilaa 13 jir wey isu dhawaan karaan iyo dadka weyn wey u dhawaan karaan.