siminaar looga hadlaayay sideed ku guuleysan kartaa?

siminaar ay soo qaban qaabiyeen ururka SBIN ayaa waxaa lagu qabtay magaalada nijmegen, siminaar-kan ayaa waxaa uu ahaa cinwaankiisa sideed ku gaari karnaa guul iyo hiigsiga aan leenahay,  siminaarkan ayaa waxaa ka soo qayb galay bulshada qeybeheeda kala duwan,

waxaa kale oo kasoo qayb galay laguna casuumay siminaarka masuuliyiin uu kamid ahaa xildhibaan katirsan golaha deegaanka iyo masuuliyiin kale oo marti ku ahayd dalka holland oo ka imaaday wadankii.

Dadweynihii kasoo qayb galay siminaarka ayaa aad usoo dhaweeyay islamarkaan ku amaanay ururka SBIN dadaalka uu ku bixiyo bulsha ku nool wadanka holland gaar ahaan bulshada dagen Nijmegen sidii ay gacmaha isu qabsan lahaayeen isla markaan loo heli lahaa bulsho quulaysay.

ma ahaan markii ugu horeysay ee Ururka SBIN uu soo qaban qaabiyo barnaamij noocan oo kale iyaga oo mar walbo u taagan wacyi galinta bulshada iyo sidii loo heli lahaa bulsho isku xiran oo guulaysata.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *