Barashada farshaxanka iyo Ustad amin

DUGSIGA CARUURTA

DE TURF WIJCHEKCENTRUM MALVERT WAXAA MAALMAHA SABTIDA IYO AXADA  KAFURAN DUGSI ISLA MARKAAN AY ISUGU IMAADAAN DHALINYARADA WAXAANA LOOGA GOLLEEYAHAY ISDHEXGALKA BULSHADA IYO IN CARUURTA LOOGA FAÍIDEEYO DHAQANKA IYO TARABIYADA CARUURTA.

XAFLADA XIRITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA 2018/2019

"URURKA SBIN WAXAY MAR WALBO U TAAGANTAHAY WAX BARASHADA ILMAHA IYO TARABIYADOODA"
STICHTING SBIN