Uururka SBIN waxa uu idiin rajaynayaa ramadaan wanaagsan

RAMADAAN KARIIM DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA AH MEEL KASTA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN GAAR AHAAN UMADDA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN BULSHADA KU DHAQAN WADANKA HOLLAND GAAR AHAAN BULSHADA REER NIJMEGEN WAXAAN IDIIN RAJAYNEYNAA IN ALLAH IDINKA DHIGO KUWII KA FAAÍIDEYSTA BISHAN BARAKEYSAN IDINKUNA DARO KUMANAANKA KUN EE UU RABBI NAARTA KA XOREYN DOONO,BISHAN BARAKEYSAN AWGEED WAXAAN ALLAH WAYDIISANEYNAA IN UU NAGA DULQAADO XANUUNKAN ADUUNKA DHIBKA WEYN KU HAYA EE #COVID-19.SIDOO KALE WAXAAN ALLAH WEYDIISANAYNAA IN #SOOMAALI MEEL KASTA OO AY JOOGTO QULUUBTEEDA ISU DUMO KANA DHIGO WALAALO IS JECEL OO WAX WADA QABSADO AMIIN YAA RABBI🤲URURKA DANAHA SOOMAALIDA NIJMEGEN IYO NAWAAXIGEEDASOMALISCHE BELANGENGEMEENSCHAP IN NIJMEGEN Stichting Sbin

Leave a Comment

Your email address will not be published.