Recente activiteiten

Kulanka sanadlaha ee ururadda ka jira magaalada nijmegen iyo doolada hoose ee nijmegen

Maanta oo ah 09-05-2023 Maamulka ururka SBIN ayaa waxa ay ka qayb galeen kulan sanadeedkii 2023 ee ururada ka jira magaalada nijmegen iyo maamulka dawlada hoose ee magaalada nijmegen, waxaa talooyin isdhaafsaday ururadii ka soo qayb galay kulankaas iyo maamulka Doolada hoose ee nijmegen, kaasoo ay ka arinsanayeen sidii wax looga qaban lahaa dhalinyarada ee …

Kulanka sanadlaha ee ururadda ka jira magaalada nijmegen iyo doolada hoose ee nijmegen Read More »

DABAAL DAGGA MALINTA CIIDA SANADKA 2022

Maalinta bari ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 01-09-1443H oo ku aadan 02-05-2022 ayaa waxa ay dhamaan muslimiinta ku nool dunida u dabaal dagayaan dhalashada malinta ciida ee sanadkan 2022 sidaas darteed ururka SBIN waxaa oo soo qaban qaabiyay una suurta galiyay inta badan somalida daggan nijmegen iyo nawaaxigeed in ay farxada ciida ku dabaal …

DABAAL DAGGA MALINTA CIIDA SANADKA 2022 Read More »

XAFLADA FURITAANKA SANAD DUGSIYEED ILAMAHA EE 2021-2022

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimada isla markaana ay ka soo qeyb galeen culumada ugu waa weyn wadanka holland ayaa waxaa lagu qabtey Wijkcentrum Malvert ee magaalada Nijmegen, xaflaas oo ay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tirabadan, Culimada kasoo qayb gashay xafladan ayaa waxaa ka mid ahaa Sheekh muuse cade , …

XAFLADA FURITAANKA SANAD DUGSIYEED ILAMAHA EE 2021-2022 Read More »