Muxaadaradii soo dhaweynta Bisha barakeysan ee Ramadaan

Ururuka SBIN ayaa waxa uu soo qaban qaabiyay Muxaadaro lagu soo dhaweynaayo bisha barakeysan ee ramadaan ila markaasna ay ku casuumeen culimadda uguwaayeen danka holland ayaa waxay ka qabsoontay magaalada nijmegen ee wadan holland.

Muxaadaradan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dadweyne aad u tiro badan oo isugu jira bulsha qeybaheeda kala duwan ila markaas aad u soo dhaweeyey , waxa ayna sheegeen in loo baahan yahay in markas la qabto muxaadarooyin noocan oo kale ah

Ma ahaan markii ugu horeysay oo muxaadaro noocan ah ay soo qaban qaabiyaan ururka SBIN iyadoo sanad walbo marka ay soo galayso bisha barakeysan ee Ramadaan ay qabtaan muxaadaroon lagu soo dhaweynaayo bisha barakeysan ee Ramadaan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *