Kulanka sanadlaha ee ururadda ka jira magaalada nijmegen iyo doolada hoose ee nijmegen

Maanta oo ah 09-05-2023 Maamulka ururka SBIN ayaa waxa ay ka qayb galeen kulan sanadeedkii 2023 ee ururada ka jira magaalada nijmegen iyo maamulka dawlada hoose ee magaalada nijmegen,

waxaa talooyin isdhaafsaday ururadii ka soo qayb galay kulankaas iyo maamulka Doolada hoose ee nijmegen, kaasoo ay ka arinsanayeen sidii wax looga qaban lahaa dhalinyarada ee dibad jooga ah loona maareyn lahaa wax barashadooda iyo sidii looga hortagi lahaa is faquuqa ama cunsuriyada loona muujin lahaa in ay dadka wada simanyihiin.

waxaa kulankaas ka soo qayb galay oo hadalana ka soo jeediyey duqa magaalada nijmegen mr Hubert Bruls, isaga oo uga mahad celiyey ururada kajira magaalada nijmegen wada shaqeynta ka dhaxaysa iyaga iyo maamulka dowlada hoose.

Mahadsanidiin

Maamulka ururka SBIN

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *