Stichting SBIN

DABAALDAGGA MALINTA CIIDA CARAFO 20-07-2021 TOVERLAND

Dadweynaha deggan Nijmegen iyo nawaaxigeed ayaa farxada ciida waxa ay ku soo qaateen Toverland, safarkan ayaa waxaa fududeeyey ururka ka shaqeeya dannaga soomalidda deggan nijmegen ee SBIN,  safarkan ayaa waxaa qeyn ka ahaa waalidiin caruur iyo dhalinyaro  aad u tiro badan halkaas oo ay farxada ciida sifiican uwada qaateen.

DABAALDAGGA MALINTA CIIDA CARAFO 20-07-2021 TOVERLAND Read More »

Muxaadarooyinkii Bisha ramadaan ee uu qaban jiray Ururka SBIN

Muxaadaro diini ah  oo ay iska kaashadeen iney qabsoonto ururka (SBIN) iyo ururka xiriirka somalida Nederland (FSAN) oo cinwaankeedu ahaa xuquuqda dumar ay siisay diinta islamka ayaa waxaa lagu qabtay khadka internet-ka ee zoom-ka, muxaadaradan ayaa waxaa ka soo qayb galay culimada ugu waaween  wadanka nederland iyo dadweyne kale oo aad u tiro badan ,

Muxaadarooyinkii Bisha ramadaan ee uu qaban jiray Ururka SBIN Read More »

Uururka SBIN waxa uu idiin rajaynayaa ramadaan wanaagsan

RAMADAAN KARIIM DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA AH MEEL KASTA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN GAAR AHAAN UMADDA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN BULSHADA KU DHAQAN WADANKA HOLLAND GAAR AHAAN BULSHADA REER NIJMEGEN WAXAAN IDIIN RAJAYNEYNAA IN ALLAH IDINKA DHIGO KUWII KA FAAÍIDEYSTA BISHAN BARAKEYSAN IDINKUNA DARO KUMANAANKA KUN EE UU RABBI NAARTA KA XOREYN DOONO,BISHAN BARAKEYSAN AWGEED WAXAAN

Uururka SBIN waxa uu idiin rajaynayaa ramadaan wanaagsan Read More »

Kulan ay iska kaashadeen ururka SBIN iyo Ururka FSAN.

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay magaalada nijmegen kulan oo ay ka soo qayb galeen ururo kala duwan sidda GGD, FSAN, Stip, Bindkracht10 iyo soomalidda dagan magaalada nijmegen ayaa waxaa looga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin cudurka coronaha, gudniinka iyo arimo kale oo badan oo wax tar

Kulan ay iska kaashadeen ururka SBIN iyo Ururka FSAN. Read More »