Muxaadarooyinkii Bisha ramadaan ee uu qaban jiray Ururka SBIN

Muxaadaro diini ah  oo ay iska kaashadeen iney qabsoonto ururka (SBIN) iyo ururka xiriirka somalida Nederland (FSAN) oo cinwaankeedu ahaa xuquuqda dumar ay siisay diinta islamka ayaa waxaa lagu qabtay khadka internet-ka ee zoom-ka, muxaadaradan ayaa waxaa ka soo qayb galay culimada ugu waaween  wadanka nederland iyo dadweyne kale oo aad u tiro badan , […]

Muxaadarooyinkii Bisha ramadaan ee uu qaban jiray Ururka SBIN Read More »

Uururka SBIN waxa uu idiin rajaynayaa ramadaan wanaagsan

RAMADAAN KARIIM DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA AH MEEL KASTA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN GAAR AHAAN UMADDA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN BULSHADA KU DHAQAN WADANKA HOLLAND GAAR AHAAN BULSHADA REER NIJMEGEN WAXAAN IDIIN RAJAYNEYNAA IN ALLAH IDINKA DHIGO KUWII KA FAAÍIDEYSTA BISHAN BARAKEYSAN IDINKUNA DARO KUMANAANKA KUN EE UU RABBI NAARTA KA XOREYN DOONO,BISHAN BARAKEYSAN AWGEED WAXAAN

Uururka SBIN waxa uu idiin rajaynayaa ramadaan wanaagsan Read More »