XAFLADDA SOO DHAWEYNTA ORADYAHAN ABDI NAGEEYE MAGAALADA NIJMEGEN

Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 15-08-2021 waxaa xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay oradyahan abdi Nageeye ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Nijmegen wadanka holland, xafladan ayaa waxaa soo agaasimay Ururka Somalische Belangemeenschap in Nijmegen (SBIN) waxaana si wadajir ah u fuliyey dhalinyada Sport-ga ee magaalada Nijmegen iyo Ururka …

XAFLADDA SOO DHAWEYNTA ORADYAHAN ABDI NAGEEYE MAGAALADA NIJMEGEN Read More »

Muxaadarooyinkii Bisha ramadaan ee uu qaban jiray Ururka SBIN

Muxaadaro diini ah  oo ay iska kaashadeen iney qabsoonto ururka (SBIN) iyo ururka xiriirka somalida Nederland (FSAN) oo cinwaankeedu ahaa xuquuqda dumar ay siisay diinta islamka ayaa waxaa lagu qabtay khadka internet-ka ee zoom-ka, muxaadaradan ayaa waxaa ka soo qayb galay culimada ugu waaween  wadanka nederland iyo dadweyne kale oo aad u tiro badan , …

Muxaadarooyinkii Bisha ramadaan ee uu qaban jiray Ururka SBIN Read More »

Uururka SBIN waxa uu idiin rajaynayaa ramadaan wanaagsan

RAMADAAN KARIIM DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA AH MEEL KASTA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN GAAR AHAAN UMADDA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN BULSHADA KU DHAQAN WADANKA HOLLAND GAAR AHAAN BULSHADA REER NIJMEGEN WAXAAN IDIIN RAJAYNEYNAA IN ALLAH IDINKA DHIGO KUWII KA FAAÍIDEYSTA BISHAN BARAKEYSAN IDINKUNA DARO KUMANAANKA KUN EE UU RABBI NAARTA KA XOREYN DOONO,BISHAN BARAKEYSAN AWGEED WAXAAN …

Uururka SBIN waxa uu idiin rajaynayaa ramadaan wanaagsan Read More »

Kulan ay iska kaashadeen ururka SBIN iyo Ururka FSAN.

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay magaalada nijmegen kulan oo ay ka soo qayb galeen ururo kala duwan sidda GGD, FSAN, Stip, Bindkracht10 iyo soomalidda dagan magaalada nijmegen ayaa waxaa looga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin cudurka coronaha, gudniinka iyo arimo kale oo badan oo wax tar …

Kulan ay iska kaashadeen ururka SBIN iyo Ururka FSAN. Read More »