DABAAL DAGGA MALINTA CIIDA SANADKA 2022

Maalinta bari ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 01-09-1443H oo ku aadan 02-05-2022 ayaa waxa ay dhamaan muslimiinta ku nool dunida u dabaal dagayaan dhalashada malinta ciida ee sanadkan 2022 sidaas darteed ururka SBIN waxaa oo soo qaban qaabiyay una suurta galiyay inta badan somalida daggan nijmegen iyo nawaaxigeed in ay farxada ciida ku dabaal dagaan wadanka germany wunderland kalkar germany waxaan baxaya kudhawaad 200 oo qof, ururka SBIN waxaa uu rajaynaa dhamaan umadda muslimiinta meel kasta oo ay dunida ka joogaan gaar ahaan umadda soomaaliyeed gaar ahaan somalida daggan nijmegen iyo nawaxigeeda عيد مبارك كل عام وأنتم بخير Allah sanadka sanadkiisa ha nagu gaar siiyo nabad iyo barwaqo

Stichting SBIN

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *