MUNAASABADDA CIIDUL FITRIGA SANADDA 2022

Munaasabada ciidu fidriga awgeed Ururka SBIN waxa uu ufududeeyey islamarkaasna soo agaasimay in soomaalida deggan nijmegen iyo nawaaxigeeda ay farxada ciida kusoo qaataan wadanka jarmaka  gaar ahaan familypark wunderland kalkar germany, iyadoo kalkaas farxadii ciida lagu soo qaatay.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *