Udhiibo codkaaga qof fahansan Baahiyahaaga Sii codkaaga Fatumo Farah🗳️ 29 oktober 2025
Waxaan si niyad sami iyo kalgacal leh idiinkugu soo jeedinayaa baaq muhiim ah oo la xiriira doorashada dhacaysa 29-ka Oktoober 2025 ee dalka Nederland. Waxaa muhiim ah in bulshadeennu ay si buuxda uga qeyb qaadato doorashooyinka, si codkeennu u noqdo mid la maqlo, lana tixgeliyo. Sanadkan, waxaan leenahay fursad dahabi ah – fursad aan codkeena […]
Udhiibo codkaaga qof fahansan Baahiyahaaga Sii codkaaga Fatumo Farah🗳️ 29 oktober 2025 Read More »