XUSKA MUNAASABADDA 1DA LUUYO, SANAD GUURADII 63AAD EE XORNIMADA SOOMAALIYA
XUSKA MUNAASABADDA 1DA LUUYO, SANAD GUURADII 63AAD EE XORNIMADA SOOMAALIYA Read More »
Maanta oo ah 09-05-2023 Maamulka ururka SBIN ayaa waxa ay ka qayb galeen kulan sanadeedkii 2023 ee ururada ka jira magaalada nijmegen iyo maamulka dawlada hoose ee magaalada nijmegen, waxaa talooyin isdhaafsaday ururadii ka soo qayb galay kulankaas iyo maamulka Doolada hoose ee nijmegen, kaasoo ay ka arinsanayeen sidii wax looga qaban lahaa dhalinyarada ee
Kulanka sanadlaha ee ururadda ka jira magaalada nijmegen iyo doolada hoose ee nijmegen Read More »
Xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay iska kaashadeen Dalada Fsan iyo ururka SBIN ayaa waxaa lagu qabtay malitii sabtida ahayd magaaladda Nijmegen, Munaasabada ayaa waxaa ka soo qayb galay Fanaaniin sida fanaanka weyn ee Cabdi baadil oo halkaasi ka qaaday heeso wadani ah iyo masuuliyiin ka socotay Daladda Fsan. sidoo kale
Munaasabada 1da luulyo 2022 Nijmegen Read More »
Munaasabada ciidu fidriga awgeed Ururka SBIN waxa uu ufududeeyey islamarkaasna soo agaasimay in soomaalida deggan nijmegen iyo nawaaxigeeda ay farxada ciida kusoo qaataan wadanka jarmaka gaar ahaan familypark wunderland kalkar germany, iyadoo kalkaas farxadii ciida lagu soo qaatay.
MUNAASABADDA CIIDUL FITRIGA SANADDA 2022 Read More »
Maalinta bari ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 01-09-1443H oo ku aadan 02-05-2022 ayaa waxa ay dhamaan muslimiinta ku nool dunida u dabaal dagayaan dhalashada malinta ciida ee sanadkan 2022 sidaas darteed ururka SBIN waxaa oo soo qaban qaabiyay una suurta galiyay inta badan somalida daggan nijmegen iyo nawaaxigeed in ay farxada ciida ku dabaal
DABAAL DAGGA MALINTA CIIDA SANADKA 2022 Read More »
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimada isla markaana ay ka soo qeyb galeen culumada ugu waa weyn wadanka holland ayaa waxaa lagu qabtey Wijkcentrum Malvert ee magaalada Nijmegen, xaflaas oo ay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tirabadan, Culimada kasoo qayb gashay xafladan ayaa waxaa ka mid ahaa Sheekh muuse cade ,
XAFLADA FURITAANKA SANAD DUGSIYEED ILAMAHA EE 2021-2022 Read More »
Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 15-08-2021 waxaa xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay oradyahan abdi Nageeye ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Nijmegen wadanka holland, xafladan ayaa waxaa soo agaasimay Ururka Somalische Belangemeenschap in Nijmegen (SBIN) waxaana si wadajir ah u fuliyey dhalinyada Sport-ga ee magaalada Nijmegen iyo Ururka
XAFLADDA SOO DHAWEYNTA ORADYAHAN ABDI NAGEEYE MAGAALADA NIJMEGEN Read More »